Heesta Mera Naam Tu Ee Ku Jirta Filimka Soo Socda Ee Zero Oo Dhigtay Wacdaro La Yaab Leh

Heesta Mera Naam Tu Ee Ku Jirta Filimka Soo Socda Ee Zero Oo Dhigtay Wacdaro La Yaab Leh

Filimka Zero ee la filayo in uu la filayo in la daawado 21-ka biha December ayaa weli jibinaya rikoor cusub inkasoo weli uusan soo bixin

Ka dib markii kaartada xayaysiiska filimkaas uu jibiyay rikoorka daawashada ee xaysiiska hor dhaca ayaa haatan heesta ku jirta filimkaas ee Mera Naam Tu waxa ay dhigtay rikoor kale oo waalan
Kaliya 7 cesho oo ay ku jirto Youtube waxaa daawadata dad kor u dhaafaya 28,908,012 milyan oo  qof

Heestaas ayaa  ah mid roomaansi ah waxaana wada qaadaya Sharukh Khan iyo atiitrashada Anushka Sahrma , waxa uuna Sharukhan ciyaarayaa doorka nin hantiilaha ah halka Anushka jilyso haweeney fadhiid ah oo kursi ku socota

Waxaa kale heestaan ka soo muuqnaya Katrina Kaif oo ciyaareysa door ah xiddig caan ah qurux badan balse ka sheeganeysa dhibaato dhanka balwadda ah kuna waalan cabista qamriga
Filinkaan Zero ayaa lagu wadaa in shineemooyinka laga daawado 21 December ee sanadkaan

Share this post

Post Comment