Heesta Mere Naam Tu Song Ee Ku Jirta Filimka Zero , Shah Rukh Kha , Anushka Sharma Iyo Katria Kaif Ayaa Qaadaya

Heesta Mere Naam Tu Song Ee Ku Jirta Filimka Zero   , Shah Rukh Kha , Anushka Sharma Iyo Katria Kaif Ayaa Qaadaya

Heestaas ayaa mid roomaansi ah waxaana wada qaadaya Sharukh Khan iyo atiitrashada Anushka Sahrma , waxa uuna Sharukhan ciyaarayaa doorka nin hantiilaha ah halka Anushka jileyso haweeney fadhiid ah oo kursi ku socota

 

Share this post

Post Comment