Karina Kapoor Oo Wariye Isu Rogeysa , Barnaamij Cajiib Ah Ayay Tabineysaa

Karina Kapoor Oo Wariye Isu Rogeysa , Barnaamij Cajiib Ah Ayay Tabineysaa

Karina Kapoor ayaa daaqadda ka saartay in guurka iyo caruur la yeesho ay wiiqayaan shaqooyinka Bollywoodka.

Haatan waxa ay Karina Kapoor  tabinta barbnaami taxane ah waxa ay ka bilaabeysaa idaacad ku taal dlakaas Hindia

” Waxaan ahay dadka raaca waxa qalbigooda uu u sheegayo , markii aan guurrsanayay waan ogaaa in xirfadeyda iyo guurka isa saameyneyn halka dadka qaarkii aaminsanayaan taasi badalkeeda” ayay tiri Karina Kapoor

Atariishadaan ayaa haatan ka shaqo bilaabeysa idaacada Ishq FM ee India waxa uuna barnaamijkeeda ay tabineyso loogu magac daray “What Women Want” oo ah waxa ay haweenka doonayaan

Karina oo sanadkii 2012-ka guurstay aktarka Saif Ali Khan ayaa ku dooday in guurkeeda ka dib ay sii laba kacleysay shaqadeeda dhanka Bollywoodka
.

Share this post

Post Comment