Maxaa Ka Jira In Xariir Jaceyl Uu Ka Dhaxeeyo Aktarada Reer Turki Jean Yaman Iyo Dmit Ozdemir

Maxaa Ka Jira In Xariir Jaceyl Uu Ka Dhaxeeyo Aktarada Reer Turki Jean Yaman Iyo Dmit Ozdemir

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in xariir Jaceyl uu ka dhaxeeyo labada aktar reer Turki ee Jean Yaman iyo Dmit Ozdemir ka dib wax badan oo ay aflaan isla soo sameeyeen .

Sawiro soo dusay ayaa muujinaya in xariirkas uu jiro ka dib markii labadaba ay ka qeyb galeen dhawaan xaflad dhalasho oo uu lahaa mid ka mid ah soo saarayaaasha musalsalkooda Early Bird.

Ka dib markii ay soo dhamaatay xafladda ayaa wariyaasha waxa ay weydiiyeen in jacaylkoodii jilitaanka uu run isu rogay balse labada waa ay beeniyeen

Dimit Ozdemir ayaa saxaafadda kula talisay in ay joojiyaan wararkaas ay ku sheegtay in ay runta fog yihiin balse wax waliba waxaa marqaati ku ah sawirada laga helay oo muujinaya in ay wax jiraan

Share this post

Post Comment