Miyuu A.J. Styles Damacsan Yahay In Uu Ka Baxo Xeendaabka WWE.

Miyuu  A.J. Styles Damacsan Yahay In Uu Ka Baxo Xeendaabka WWE.

Xiddiga lagdanka ee A.J. Styles ayaa ka hadlay sida uu noqonayo aayihiisa xeendaabka musaaracadda WWE .

Waxa uu sheegay in uusan ogeyn inta uga hartay ku sii jiritaanka musaaracada ,” haddii aan runta ka hadlo mar waliba wax cusub ayaan ka helaa WWE”.

” Aad ayaan uga faraxsanahay waqtiga aan ku qaatay WWE” ayuu sii raaciyay A.J. Styles

A.J. Styles ayaa markiisii ugu horeeysay ka soo muuqday WWE bishii Janauary ee sanadkii 2016-ka gaar ahaan bandhigii Royal Rumble

Share this post

Post Comment