Imisa Ayaa Ku Baxday Guurka Priyanka Chopra Iyo Gacaliyaheeda Reer Mareykan Ee Nick Jonas?

Imisa Ayaa Ku Baxday Guurka Priyanka Chopra Iyo Gacaliyaheeda Reer Mareykan Ee Nick Jonas?

Waxaa weli si weyn loo hadal hayaa arooska aktaradda reer India Priyanka Chopra iyo gacaliyaheeda reer heesaaga ah ee reer Mareykan ee Nick Jonas , waxaana markaan laga eegay dhanka qarshka ku baxay arooskooda

Qarshka ku baxay guurka labadaan xiddig ayaa gaaraya nus milyan doolar sida bogga Eonline uu soo daabacay .

Labada aktar ayaa sameeyay guur dhaqameedka India ka dibna waxaa xigay xaflad kale oo guud oo asxaabta iyo ehelka ay ka qeyb galeen

Waxaa xusid mudan in Priyanka Chopra oo ah 36 sano ay jir ay gacalayaheeda ay ka weyn tahay 11 sano

Share this post

Post Comment