Sara Ali Khan iyo Sushant Singh Rajput Oo Bilaabay Xayaysiinta Filimkooda Cusub Ee Kedarnath

Sara Ali Khan iyo Sushant Singh Rajput  Oo Bilaabay Xayaysiinta Filimkooda Cusub Ee  Kedarnath

Sara Ali Khan iyo Sushant Singh Rajput ayaa bilaabay xayaysiisyta suuq geynta filimkooda cusub ee Kedarnath

Filimkaas ayaa ah muddo xanbaarsan qiso jaceyl waxa ayna ka bilaabaneysaa nin iyo naag is bartay xilligii fataahadaha ku dhufteen gobolka Kedarnath sanadkii 2013-kii

Filimkaas ayaa lagu wadaa in shinoomooyinka India laga daawado 7-da bishaan December, waxa uuna filimkaan imaanaya xilli isla bishaan ay soo baxayaan filimada kale ee kala ah  Zero and Simmba

Share this post

Post Comment