WWE NXT : Johnny Gargano Cagaha Ayaan Kula Tumanayaa Aleister Black.

WWE NXT : Johnny Gargano Cagaha Ayaan Kula Tumanayaa Aleister Black.

Xiddiga Musaaracada ee Johnny Gargano ayaa ka hadlay kulanka ay ku balansan yihiin Aleister Black ee Steel Cage isaga oo xusay in uu sugi la yahay .

Kulankaas shabaqa dhexdiisa ka dhacaya ayaa qeyb ka ah bandhigga WWE NXT waxa uuna dhacayaa 19-ka bishaan

” Waxa aan kulankaas sameyn doono waxa ay dhamaan dadka iga soo horjeeda ka yeelayaan kuwo cabsi la jareeya” ayuu sii yiri Johnny Gargano

” Si wacan ayaan ugu diyaar garoobay kulankaas waxa aan dhigi doono waa lala yaabayaa oo waan ku tumanayaa” ayuu sii raaciyay Johnny Gargano

Share this post

Post Comment