Xayaysiiska Filimka Action-ka Badan Ee Simmba Ee Aktarka Ranveer Singh Oo Soo Baxay

Xayaysiiska Filimka Action-ka Badan Ee Simmba Ee Aktarka  Ranveer Singh Oo Soo Baxay

Shirkadda Reliance Entertainment ee India aya baahisay muuqalkii ugu horeyay ee xayaysiiska filimka Simmba ee wado aktarka Ranveer Singh

Filimkan soo socda ayaa ah mid action ah waxaana lagu wadaa in shinoomooyinka India laga daawdo 28-ka bishaan December

Waxaana filimnkaan ku jira , Sara Ali Khan, Sonu Sood waxaana soo saare ka ah Rohit Shetty

Share this post

One thought on “Xayaysiiska Filimka Action-ka Badan Ee Simmba Ee Aktarka Ranveer Singh Oo Soo Baxay

Post Comment