Category: Arimaha Qoyska

Kalsoonida Iyo Sameeynta Ay Ku Leedahay Nolosha Qofka.

Waxaad mararka qaarkood moodaa in dadbadani anay ogeeynba muhiimada ay kalsoonudu leedahay, iyo doorka weyn ee ay leedahay. kalsoonidu runtii waa awooda koowaad ee nafta hogaamisa kuna dhiiri galisa fal kasta oo ay qabanayso. Kalsooni daradda Hadii qofku aanu kalsooni…