Category: Hindi

Anushka Sharma Uur Miyay Leedahay , Iyada Ayaa Ka Jawaabtay.

Baraha aflaanta Hindiga ayaa saacadihii ugu dambeeyay waxa ay daabacayeen in aktaradda reer Hindi ee Anushka Sharma ay uur u leedahay saygeeda caanka aka ah dhanka ciyaarta cricket-ka ee Virat Kohli . Bogga Bollywood Mantra ayaa baahiyay in atiirashadaas 30…
Goorma Ayuu So Baxayaa Filimka Jabariya Josi

Aktarka reer Hindiya ee Sidharth Malhotra ayaa baahiyay xayaysiska suuqa geynta ee filimkiisa sida weyn loo sugayo ee Jabariya Josi kaartada xayaysiiska filimkaas ayuu aktarkaas soo dhigay bartiisa Instagram-ka waxaana filimkaas soo saare ka ah Prashant Singh. Filimkaas oo ah…