Arimahaan Waxaad Ninkaada Ugu Muujin Kartaa Jaceylka Aad U qabto.

Warbixintaan waxaan ku eegeynaa hab fudud oo ninkaada aad ku dhihi karto waana ku jeclahay adiga oo eraygaas afkaada soo marsiin kaliya fal celisyo sameynaya .

* Dareemahaada haka jeedin , hakaga mashquulin taleefankaada marka aad wada cunteyneysaan ama aad gaariga kuwada jirtaan tusaale ahaan , haddii kale waxa uu dareemayaa in aadan wax dareen ah u hayn si waliba oo waan ku jeclaahy u tiraahdo.

* Iyadoo laga soo duulayo oraahda qadiimiga ah ee oraneysa ” furaha qalibiga ninka waa calooshiisa ” u samee cunno nooca uu ugu jecelahay adiga oo aan weydiin.

* Dhageyso , haweenka inta badan waxaa la tilmaamaa in aysan ku wanaagsaneyn dhageysiga , ee ninkaada marka uu kula hadlayo dhageyso .

* Daryeel nadaafada jirkaada :tani waa hab aan toos aheyn oo aad ugu muujineyso jaceylkaada .

* Uga mahad celi caawinada uu ku sameeyo , tusaale in jikada uu kaa galo , ku feereeyo dharka iyo waxii la mid ah .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*