Hab Sahal Ah Oo Aad Isaga Daweyn Karto Biyo Baxa Deg-degga

Waxaad moodaa in bulshadeena ay ku yartahay wax waydiintu, taasoo u sabab ah aqoon la`aan baahsan iyo dadkeena oo aan inta badan wax wayn u arag waxyaabaha qaar sida dhibaatadan

Akhriste waxa hubaal ah in wixii xun uun laga xishoodo maadaama ay wanagsan tahay in aad ogaato wax kasta oo ku dhaca bani aadamka sida xanunada kala duwan oo badankooda laga dawoobo.

Hadaba muuqalkaan hoose waxaan  u soo xulnay in uu yahay mid aad ka faa`ideyso sida ugu fudud ee aad isaga daweyn karto biyo baxa deg degga adiga oo aan wax daawo ah qaadan

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*