Muuqaal : Waxaan Ogaaday In Aan Leeahay Qalbi Nadiif Ah

Waxaan isku dayay In aan noqdo qof xun , waxaan isku dayay in aan noqdo sidooda oo kale. in aan ka argoosto qof kastoo idhawacay oo i xunuujiyay qalbigeyga , waxaan isku dayay in aan is badallo

In aan noqdo qof moqftalif ah , laakiin insaanimada igu dhex jirta ayaa ii diiday middaas .

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*