Waxaan Qoslaa Qosol Xanuun Badan Waaana Xasuustay In Aad Iga Fogaatay.

Wax yar ka hor sawirkaaga ayaan arkay,waan qoslay Waxaana is dhahay waas u xiistay si uusan suureysan karin ,Waxaan qoslay qosol xanuun uu ka dambeeyo waayo waxaan xasustay In aad iga fogaatay.

Waxaan kale oo aan xasuustay codkaagii naxariista badnaa, qosolkaagii , dagaalkeeni , sheekooyinkeeni, goobihii aan sida wada jirka ah ugu kulmin jirnay , goobihii aad iigu balan qaadi jirtay in aadan waligaa iga tagi doonin

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*