Yaa Dhahay Aamusnaanta Waa Calaamad Qanacsanan ?

Yaa dhahay aamusnaanta waa calaamad , qanacsanaan , aamusnaanta waa calaamad xanuun , aamusnaanya waa marxaladda ugu xanuunka badan

Waan aamusnaa ma ahan in aan hadal weynay,waxaan u aamusna in uusan hadal waxbo inoo tareyn.

Waxaan u aamusna in aan cabiri karin waxa gudaheena ku jira,waxaan u aamusnaa si aanan u dhawacmin,waxaan u aamusnaa waayo waan daalnay.

Waxaan u aamusnaa waayo gudaha ayaan xanuun ka daremeynaa,waxaan u aamusnaa waayo ma haysano qof aan u sheegno dhibkeena ii ina dareema.

Waxaan u aamusnaa waayo ma heysanno qof ina fahma,aamusnaan waligeed ma noqoneyso qanaacsanaan

Amusnanta waa hadal gudaha ku jira oo ina cunaya

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*