5 Faa,iido Oo Uu Leeyahay Kulanka Sariirta Subaxnimo

Lamaanayaal badan oo is qaba ayaa laga yaabaa in ay kulanka sariirta dib ugu dhigtaan ama ka dhigtaan wakhti dambe oo habeenkii ah.

Laakiin waxa jirta faa,iidooyin waaweyn uu leeyahay kulanka sariirta in la sameeyo subaxda hore kaas oo ka fiican kulanka sariirta habeenkii.

Waxa dhacda in lamaanuhu habeenkii kaliya ka dhigtaan kulankooda sariirta laakiin kulanka sariirta habeenkii ayaa daal badan ku keenta lamaanayaasha is qaba sabab la xidhiidha shaqayntii iyo waliba daalkii badnaa ee hawlihii uu qabanayay.

Sidaas darteed waxa aan halkan kuugu soo bandhigi doonaa faa,iidooyinka kulanka sariirta ee subaximada:

1.Kulanka sariirta subaxnimo ayaa lamaanaha ka dhigaya kuwo qurux badan dhanka jidhka.

2.Kulanka Sariirta subaxnimo ayaa kaa ilaalinaya in dhaawac badan ku soo gaadho waxa ay sidoo kale fiicnaynaysaa dhanka timahaaga & jidhkaaga.

3.Waxa ay kaa caawinaysaa in uu kaa yaraado wal-walka badan

4.Waxa uu sii xoojinayaa jacaylka ay isku qabaan labada lamaane.

5.In Aad Farxad ku wada noolaataan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*