U Gaar Ah Ragga: 4 Sir Oo Aad Ogaan Karto Markii Ugu Horaysay… Maxay Raggu U Eegaan Dumarka?

Hadii ay Gabadh soo marto wado, ama ay fadhido meel, ama ay joogto Xaflad ama Munaasibad la mid ah waxa ay arkaysaa Ragg soo eegaya kuna xaday indhaha hadaba waxa laga yaabaa in aad is waydiiso sababta ka dambaysa ee ay Raggu u eegaan Dumarka.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigayna 4 sabab oo ay Ragaau u eegaan dumarka.

1.Maskaxda Ninka:

Daraasad ayaa shaaca ka qaaday in qaabka ay Maskaxda Ninku u samaysantahay sabab u tahay in uu mar walba eego Dumarka, Maskaxda Ninka ayaa Sawirka gabadh walba uu arko ula dhaqanta sida arimaha ugu muhiimsan noloshiisa sida Gaadhi ama Computer.

Maskaxda Ninka ayaan sawirka gabadha ula dhaqmin si dhamaystiran marka loo bar-bar dhigo maskaxda Gabadha oo Ninka ula dhaqanta Qof dhamaystiran.

2.Dareenka Guud:

Maskaxda Ninka ayaa raadis Lamaane macquul ah xitaa hadii Yahay Nin xaas leh sidaas darteed Ninku mar walba waxa uu raadiyaa suurtagalnimada uu ku helayo Gabadh ay is Fahmayaan, sidaas darteed waxa uu eegaa dumarka kale laakiin lama macno ah in ay ka fiicantahay xaaskiisa laakiin Maskaxdiisa ayaa ku Amraysa in uu eego dumarka kale si uu ula sameeyo xidhiidh.

3.Kulanka Sariirta:

Meelaha uu Ninku Inta badan Ka Eego Dumarka ayaa ah Laabta marka hore iyo marka xigta oo ah Caloosha sidaas darteed waxa ay Raggu ku qiimeeyaan Dumarka ayaan ahayn soo jiidashadeeda wajiga laakiin arinta ayaa la xidhiidha Gabadhnimadeeda.

Sidaas Galmada ayaa ah sabab ka mid ah sababaha ay Raggu u eegaan dumarka waxana ay ka caawisaa in ay hoos u dhigaan shahwadooda.

4.Is Barashada:

Eegista Ragga ee dumarka ayaa mararka qaar ka dhigan in uu doonayo in ay is bartaan gabadha waxana ay eegaan gaabdha si ay ugu qanciyaan in ay doonayaan in ay is bartaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*